Suche
  • Dhagaxtuur

Caasimada Somalia 2020


Bilicda Caasimada Somalia 2020 oo laga dareemayo horumar waa weyn, dib u dhiska goobihii taariikhiga ahaaaa oo ay ku jiraan Masraxa Qaranka, Daljirka Daahsoon, Madbacada Qaranka, Wasaarada Warfaafinta, Taalooyinka Xaawo Taako, Dhagaxtuur, SYL, Axmed Gureey, Sayidka.


Waxaan meesha ka marneyn Garoonka Stadium Muqdisho, Matxafka Qaranka. Horumarku intaas kuma eko waxaa dhib u dhis xoogan ku socdo xeebaha dalka waxaan maalgelinayo ganacsatada Soomaaliyeed ee maanta gartay in ay dalkooda horumariyaaan.


Xeebta Liido ayaa ah hadda wadnaha Caasimada ayaa ah goobaha ugu dalxiiska badan ama ugu booqashada badan waxaana laga dhisay hoteelo caalami ah, Maqaayado VIP ah.


Waxaa sidoo kale dhismo ku socdaa Xeeebta Jaziira oo aan ka fogeyn Caasimada oo laga dhisayo hoteelo caalami ah, Maqaayado.


Xeebta Jaziira ayaa ah mid aanan buuq badneyn oo inta badan waxaa halkaa tago qurbo joog iyo shacabka jeebkoodu ceynto sababtoo ah Caasimada weey ka fogtahay waxaana u baahan tahay gaaari.



Waxaan kula wadaageynaa sawirada Caasimada 2020







  • Schwarz Pinterest Icon
  • Schwarz Facebook Icon
  • Schwarz Twitter Icon
  • Schwarz Instagram Icon

© 2020 DHAGAXTUUR