Suche
  • Dhagaxtuur

Garowe Puntland Somalia 2020


Maxaa Cusub? Waa barnaamish ka baxo Dhagaxtuur.com oo aan ku soo qaadano wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka. Maanta waxaan diirka ku saareynaa caasimada Puntland ee Garowe Soomaaliya.

Magaalada Garowe ayaa ah magaaalo laga dareemayo horumaro waa weyn. Garowe waa caasimada Puntland ee Soomaaliya waxa ayna muhiim u tahay dalkeena Soomaaliya.


Garowe waa magaalo jawi macaan badan oo aanan buuq badan lahayn waa magaalo isku xirto gobolada Puntland iyo magaaalooyinka dalka oo dhan.



Garowe maanta waxa ay hormuud u tahay caasimadaha maamulada dalka. Si, kastaba ha noqoto Garowe ayaa noqon doonto sanadaha soo socdo goobaha ugu dalxiiska badan dalkeena.


Garowe iyo maanta: Muwaadin walbaa wuu ku farxi horumarka dadkiisa iyo dalkiisa. Aan kula wadaagno sawiradi ugu danbeeyay ee caasimada Puntland Garowe .



Sawirka Maanta iyo Garowe



Garowe 2020








  • Schwarz Pinterest Icon
  • Schwarz Facebook Icon
  • Schwarz Twitter Icon
  • Schwarz Instagram Icon

© 2020 DHAGAXTUUR