Suche
  • Dhagaxtuur

Hadii aad dalkaaga hooyo u dhoofeyso fadlan support gareey diyaaradaha tooska u tago

Si,aad qeyb uga noqoto horumarka dalkaaga, fadlan support gareey diyaaradaha tooska u tago.

Mar aan safrayay oo aan rabay in aan dalkeyga soo booqdo..


Banaadir

Mudisho


Somaliland

Hargeysa


Puntland

Garowe


Galmudug

Dhuusomareeb


Koonfur Galbeed

Baraawe (ku meel gaar Baydhabo)


Jubbaland

Bu'aale (ku meel gaar Kismaayo)


Hirshabelle

Jowhar


Safarkeygu ahaa Munich to Doha. Doha to Mogadishu. Markii aan tagay Doha rakaabka diyaaradu aad buu u yaraa runtiina aad baan uga xumaaday anigoo og in dad badani ay dalkoodu u safraaan.


Waan dareemi karaa daruufaha jiro balse markaan arko dadka qaar oo Air France raacayo waxaan dareemaa shaqsigaasi in uusan horumarka dalkiisa ka fikirin sababtoo ah Air France ma tagto dalkeena oo waxa ay ku egtahay Jabuuti uun muhiimna uma ahan in ay tagto marka why aaad adiguna muhiimad u siin?


Waxaa jiro diyaarado fara badan oo ilaa isla Jabuuti tagayaan oo aad horay u sii raaci karto, dalkaagana toos u tagayo sida..



5 Cheap Flights to Somalia



Turkish Airlines Qatar Airways Ethiopian Airlines

Air Djibouti

Kenya Airways

Emirates Airlines



Gobolada Somalia waa imisa?

Waa maxay wadaniyad?

Caasimada Soomaaliya 2020

Waa xagee bilicda caasimada?



Turkish Airlines

Qatar Airways


Ethiopian Airlines

Air Djibouti


Kenya Airways


Emirates Airlines

Diyaaradaha tago dalka waxa ay qeyb ka yihiin dhaqaalaha dalka waxaa ku tiirsan shacab faro badan sidoo kale dal dhan beey muhiim u tahay runtii Airport yada dhaqaalaha ka soo xaroodo waa halka ugu badan oo min shacab ilaa shaqaalaha dowladda sida kuwa amnigaba uu halkaa ka yimaado.


Marka muwaadin ku fikir safaradaada in aad ku hormariso dalkaaga.

Waa muhiim in aad fiiriso danta dalkaaga iyo dadkaaga.

Waxaan rajeyn muhiimadeydu in aad fahantay oo horumarka dalkaaga iyo dadkaaga muhiimad kuu leeyahay.


Together we can make a difference. Soomaaliya Soomaali baa leh!

#Gacmo #WAdajir #Ah #Somalia




Waxaad nagala socon kartaa boggeena..


Website: Dhagaxtuur


Facebook: Dhagaxtuur


Twitter: Dhagaxtuur


Instagram: Dhagaxtuur


Pinterest: Dhagaxtuur


Youtube: Dhagaxtuur

  • Schwarz Pinterest Icon
  • Schwarz Facebook Icon
  • Schwarz Twitter Icon
  • Schwarz Instagram Icon

© 2020 DHAGAXTUUR