Suche
  • Dhagaxtuur

Muwaadin kasta wuxuu xaq u leeyahay Nolol, Nabad iyo Horumarin uu ku helo Deegaankiisa & dalkiisa.

Muqdisho ( Dhagaxtur) - Nolol qurux badan, Nabad farxad leh ayuu muwaadinku xaq u leeyahay. Dalkuna wuxuu leeyahay xaq kaasoo laga rabo in muwaadinku gudashadiisu la yimaado.

Muwaadinka dalkiisa jecel markuu arko dareenka nabadeed ee ka jiro dalkiisa waa mid ku dhirogeliso in uu qeyb ka noqdo horumarka dalkiisa iyo dadkiisa.


Gobolada Somalia waa imisa?


Waa maxay wadaniyad?


Caasimada Soomaaliya 2020


Waa xagee bilicda caasimada?


Sidee ku taageeri kartaa horumarka dalkaaga?




Muwaadinka dalkiisa jecel markuu arko dareenka nabadeed ee ka jiro dalkiisa waa mid ku dhirogeliso in uu qeyb ka noqdo horumarka dalkiisa iyo dadkiisa.

Muwaadiniinta qaar waxa ay aaminsanyihiin oo kaliya dowladuba in ay tahay siyaasiyiinta dalka markaasi maamuleyso balse waxa ay ilooobeen in shacabku yihiin salkii dowladeed.


Tusaale: Markaad rabto in aad guri dhisato waxaad u baahan tahay boos banaan kadib booskaasi waxaad ka dhigi kartaa sida aad rabto, marwalbaa wax baad ka badali kartaaa waxna waad ka naaqusin kartaaa. Siyaasiguna waa sidaas oo kale.


Hadii dalku uu lahaan laha doorasho qof iyo cod ah siyaasigiisu wuxuu noqon lahaaa guri aad ka dhigi karto sidaad doonto.

Waxaan tusaale u soo qaadaneynaa sida soo socoto...


Shacabka degan deegaan hebel ma helin adeeg hufan ee dowladeed sida...

Waxbarasho tayo leh, wadooyin qurux badan, deegaanku ma ahan mid nadiif ah, Amnigu ma wanaagsano.


Derisku markeey is wareystaaan waxa ay dareemayaan siyaasiga deegaankaasi maamula in uusan waxba qaban.

Doorshadada xigtaa siyaasi hebel dooran meyno oo wax horumar ah deegaanku ma uusan ka hirgelin.

Doorashadii ayaa timid siyaasi hebel waa ku daayey oo shacabku deegaankaasi weey iska badaleen.


Marka siyaasigu muxuu yahay guri aad adigu dhisaneyso oo kale oo aad ka sameyn karto sidaad jeceshahay.

Waxaad u badali kartaa sida aad adigu jecshahay, Mar cali, marna Axmed, Marna Caasho iyo Xaliimo.

"ALLOW DALKA GAARSII DOORASHO COD IYO QOFKII".

Waxaan rajeyn ujeedka qoraalkeyga in aad fahantay oo aan ku xusuusiyay waajibaadka kaa saaran dalkaaga iyo dadkaaga.


Keep Smiling, It's Sunnah!


Together we can make a difference.


#Gacmo #Wadajir #Ah #Somalia


Banaadir

Mudisho


Somaliland

Hargeysa


Puntland

Garowe


Galmudug

Dhuusomareeb


Koonfur Galbeed

Baraawe (ku meel gaar Baydhabo)


Jubbaland

Bu'aale (ku meel gaar Kismaayo)

Hirshabelle

Jowhar





Sawirka Maanta

Hal dal - Hal dad - Hal calan

Horumarka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho - km4 taalada Axmed Gureey


Horumarka caasimada Puntland ee Garowe - Hotel Martisoor


Sinaantan lamagac ahay Sanku neefle ma ogoli Inuu iga sareyn karo - Soomaali baan ahay.


inkastoon sabool ahay Hadana waan sariigtaa sacabada ma hoorsado - Dekedda Caasimada


Ninkaan teydu soli karin Uma yeelo suu rabo Sida dunida qaarked Nina kabaha uma sido SOOMAALI BAAN AHAY


Nimaan dhul marin dhaaya leh - Wadada Boosaaso


NABAD IYO CAANO - DHUL BARWAAQO AH



Dhoola cadeyntu waa sunno - Dhoola cadeey mar walbaa



Muuqaalka Maanta


Waxaad nagala socon kartaa boggeena..

Website: Dhagaxtuur


Facebook: Dhagaxtuur


Twitter: Dhagaxtuur


Instagram: Dhagaxtuur


Pinterest: Dhagaxtuur


Youtube: Dhagaxtuur

  • Schwarz Pinterest Icon
  • Schwarz Facebook Icon
  • Schwarz Twitter Icon
  • Schwarz Instagram Icon

© 2020 DHAGAXTUUR