Suche
  • Dhagaxtuur

Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho 2020

Aktualisiert: Juni 21


Muqdisho (Dhagaxtuur) - Horumarka iyo bilicda caasimada Soomaaliya ee cirkaas ku socoto waxaana dib u dhis lagu sameeyay goobaha qadiimiga ah ee dalkeenu ku caan yahay sida taalooyinka. Matxafka qaranka sidoo kale garoonka kubadda cagta ee Stadium Mogadishu.


Muqdisho 2020

Waxaa sidoo kale horumar weyn laga daremayaaa goobaha ganacsiga waxaana caasimada aad ugu soo badanayo hoteelo caalami ah, maqaayado kaala iska arag ah oo adeegoodu aad kuu cajab gelinayo.

"DAL WALBAA DADKIISAA DHISO.”

Suuqyada Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho oo aad u camiran sida suuqa bakaaraha, xamar weyne, Suuq bacaad.


Muqdisho 2020


Sawirada maanta ee caasimada Soomaaliya 2020

Stadium Muqdisho

Shaax iyo Sheeko, degmada Hodan

Xeebta Liido

Xaafada Daarul Salaam ee Muqdisho

Taalada Dhagaxtuur Muqdisho

Taalada Dhagaxtuur

Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer)

Beerta Nabada

Akhriso: Gobolada Soomaaliya waa imisa?


  • Schwarz Pinterest Icon
  • Schwarz Facebook Icon
  • Schwarz Twitter Icon
  • Schwarz Instagram Icon

© 2020 DHAGAXTUUR